Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo saakay la geeyay Dhuuso Mareeb

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay magaaladaasi ka degtay diyaarad waday ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Ciidamada saakay la geeyay magaalada Dhuusomareeb oo tiradooda lagu sheegay ilaa lixdan askari ayaa ku hubeesan hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa ayna ciidankan yihiin kuwa si gaar ah u tababaran. Sida aan … Continue reading Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo saakay la geeyay Dhuuso Mareeb